LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Dagaalka Bariga dhaxe oo wajiyo cusub yeelanaha

 


Dagaalka Bariga dhexe ayaa yeelanaya wajiyo cusub, Israel waxay eedeemo xoog Leh U jeedinaysa MASCOW oo ay Ku sheegtay iney caawin lixaad Leh siineyso kooxaha kasoo horjeeda, warbixin lagama hayo iney Isreal heshay macluumaad la xariiraha in Russia taageerayso Hamaas iyo Hisbulaah iyo Haatiyiinta Yeman laakiin dhaleeceynta Isreal ayey warbaahinta caalamka midba Meel U jiiteen Maadama Isreal aysan cadeyn eeda ay ujeedisay Mascow.

Madexweynaha Russia Butim wuxuu dhawaan cadeeyey in gaashaanbuurta NATO hub iyo saanad ay Ku taageereen Ukrian lugu Soo weeraray Meel aan sidaas uga fogeyn aqalka looga taliyo Russia.

Mareykanka waxa lugu qanco ma qaboojin Kara dagaalka bariga dhaxe mahayo, dhawaan wuxuu ukala danbaaqay Hisbulaah iyo Isreal kuwaas oo lafilayey iney in ladhameys tirikarko heshiiskooda laakin wax walba Waxaa kasoo istaagay Hisbulaah kadib markii qodobo aysan aqbali doonin Isreal miiska Soo saartay Kaas oo ay aad uga carootay Hisbulah oo ah in Ciidanka laga Hisbulah laga qaado Koonfurta wadanka Lebanon.

Isbuucii lasoo dhaafay Maalqabeenka caalamka ee Elon Musk ayaa la kulmay danjiraha Iran ee Qaramada Midoobay asagoo Kala hadlayaa sidii loo Soo afjari lahaa dagaalka xoogeystay ee Bariga dhaxe.

Post a Comment

0 Comments