Mudo kudhow Labo Sano Waxaa dagaal weyn ka socdaa wadanka suudaan ee Qaarada Africa, Suudaan wuxuu dagaal ahliya ka dhex qarxay saaxiibadii Ku heshiiyey iney burburiyan dowladii rayidka aheyd oo Shacabka Soo doorteen, si kale hadii aan udhigo Suudan waxay Hada Ku jirtaa wixii 1992 ay Ku jirtay dowlada Soomaaliya.
Suudan Waxaa isku dagaalaya hogaamiyaha Ciidanka RSF oo ah ciidan arimaha deg dega ah ee dalka Suudan iyo Ciidanka military ga ee Suudan, hogaamiyasha labada ciidan ayaa waxay isku garbinayaan hogaaminta dalka Suudan lkn waxa walba uu dalkaas lahaa ilo dhaqaalle ganacsi xurimihii dowlada airport yadii dowlada iyo kaabahasha dhaqaalaha dalka Suudan burburiyey, Waxaa wax lala yaaba ah iney raadinayaan in dalkaas hab military ay Ku maamulan, wadankii wey barakaciyeen dhamaantiis.
Warar sirdoon oo lugu kalsoon yahay ayaa sheegay iney dalalka Carabta ee Saudi Arabia, imaaratka Carabta, Masar ay ka qaadanayaan qeyb lixaad Leh dagaalka ka socda magalada caasimada ah ee KHaartuun ma ahan wax lalayaabo madexyo weynta Carbeed oo taageero siineya Dalal Muslin Suni ah oo gubanaya, Liibiya, Yeman, Siiriya, Ciraaq Waa dalalka ay dhaqaalaha badan Ku bixiyeen iney dhulka ka hoos maraan.
Hog sirdoon oo bishii June uu Soo saaray sirdoonka Russia Waxaa lugu sheegay in Isreal ay qeyb lixaad Leh ka qaadaneyso dagaalka Suudan.
0 Comments