LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Diyaaradaha duqeynta Isreal ayaa galabta waqooyiga Gaza

 


Diyaaradaha duqeynta Isreal ayaa duqeymo Waa weyn ka geystay Gaza, waxaana duqeymahaas laga Soo sheegaya qaasaro kale duwan oo Soo gaaray dad rayid ah, in aan maqashid Waqooyiga Gaza la duqeeyey ama Koonfurta Gaza ayaa la duqeeyey caalamka iyo dhagaha bulshada adduunka Ku nool waxa iska caadiya ayey ka noqotay.

Gaza shalay galab Diyaaradaha Isreal ee Mareykanku siiyey F-35 waxay waqooyiga marinka Gaza ka geysteen duqeyn, duqeyntaas Ayaa Waxaa Ku burburay dhowr dhisme kuwaas Aya Ku dhinteen dad kor u dhaafaya 51 qof, dhaqaatiirta marinka Gaza ayaa sheegay inay dhamashadu intaa ka sii badnaan karto marba Marka ay ka danbeyso.

Caalamka oo dhan ayaa indhaha ka daawanaya gaboodfalada ay sameyneyso Isreal oo garab ka helaysa Wadamada reer galbeedka, Tan markii uu bilowday dagaalka marinka Gaza ee U dhaxeeya muqaawamada Hamaas iyo Gumeystaha Isreal Ku dhintay dad reer Plastine oo kor u dhaafaya 43k, Gaza Meel walba ayey ka xiran tahay badda, dhulka, hawada waana sababtii loogu magac darey xabsigii hawada ka furnaa, wax walba oo Soo gala marinka Gaza Waa ay kantaroolan yahiin mana Jiro wax iska Soo galikara, Muqaawamada Xamaas waxay ka dhex dagaalamayaan oo cashar lama ilaawaan ah dariiqyada marinka Gaza U dhigayaan Military Isreal, Isreal bilowgii dagaalkaan Isma laheyn waqtiga intaas la eg ayuu qaadanaya oo wax walba wey isbadalayan, N-yahu bilow dagaalka waxa uu qabsaday 14 kaliya in uu Ku Soo afjarayo.

Macada xiliga uu Soo afjarmayo dagaalka gobalka bariga dhaxe, madexweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump waxaa uu ololahiisa sheegay in dagaalada ka socda bariga dhaxe uu Soo afjaro doono.

Post a Comment

0 Comments