LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Donald Trump nabada gobalka bariga dhaxe

 


Madexweynaha wadanka Mareykanka Donald Trump ayaa ololaha doorashadiisa Ku ololeeyey in uu dagaalada ka socda gobalka bariga dhaxe kusoo afjarayo maalmo kooban, Trump waxa uu bulshada caalamka ka Balan qaaday in uu caalamka kusoo dabaalayo Nabad waarta oo uusan qeyb ka qaadan doonin dagaalada bariga dhexe iyo Kan ka socda Ukraine.

Dhamaan dadka caalamka oo dhan ayaa Soo dhaweeyeen hadalka madexweynaha Trump, laakiin Trump ayaa shalay galab magacaabay wasiirka arimaha dibada ayadoo laga filayey in uu magacaabo shaqsi laga filan Karo in uu dhexdhaxaad iyo maslaxid Ugu nasteexeeyo Plastine iyo Isreal lkn markii Trump uu Ku dhawaaqday in uu magacabayo Senater Marco Rubio oo ah Nin xaqjir ah aad iyo aadna U taageera Isreal iyo waxay ka wado marinka magalada Gaza ayaa aad Loola yaabay in wasiirka amuuraha dibada loo magacaabo Marco Rubio uu biyo dhigay niceynka Islaamka iyo reer Plastine.

Kan ayaa sababtay in Falenqeeyasha bariga dhexe ay Ku sababeeyen in uusan Trump dooneyn nabada bariga dhexe.


Post a Comment

0 Comments