Doorashada Mareykanka ayaa u eg mid dhinac u dhacaysaa Marka loo eega Sida ay wax usucdaan, Falenqeeyasha doorasha ayaa waxay sheegayan inaan wali kamala saarikarin cida loo cimaamadi Karo doorashada Mareykanka!
Marka la eega gobalada laga cod bixinayo Waxaa Ku sareeya Doland Trump oo Waxaa moodaa saadashii laga qabay xisbiga Democratic ga ay Hada noqoneysa mid Meel cidla taalo maadama looga sareeyo doorashada dad weynha Mareykanka, Trump ayaa si layaab Leh gobalada North Carolina iyo Georgia uga guuleystay Kamala harris tan ayaan sii kordhisay fashilka xisbiga Democratic ga oo labadaan gobal ayagu xisaab sanayeen.
Sidoo kale gobalka Michigan oo la tiriyey codadkii Ugu badnaa Waxaa hogaamineysa Kamala Herris, saacad walba Doorashada Mareykanka wax ayaa isbadalayan oo Waxaa moodaa in wax walba ay macquul yahiin, Hada gobalada latiyey waxaa Ku horeeya Jamhuuriga oo uu utartamayo Doland Trump.
Dhanka kale xisbiga Jamhuuriga ee Trump ayaa la wareegay Senate-la Mareykanka waana u dhinco siyaasadeed, Doorashada waxay mareysaa Meel xasaasiya gobalo badan ayaan wali cod bixintooda lugu loo lamayaa.
0 Comments