LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Gantaalka ay sameeyen Huutiyiinta Yamen oo aad looga walwalsan yahay


 Huutiyiinta Yeman waxay farsameeyeen gantaal casri ah oo wax Ku ool ah Kaas oo iskaga gudbi Kara Qaarada ka qaarad caalamka oo dhan, Gantaalkaan ayey Huutiyeenta yamen Ku howlanaayeen 5 Sano ee lasoo dhaafay ayagoo Ku farsameynayey saldhig military oo Ku yaala dhulka hoostiisa Kaas oo aan wax badan ka fogeyn magalada Xudeyda ee waqooyiga dalka Yamen.

Huutiyiinta Yeman dhowr Sano ee lasoo dhaafay waxay dagaal Ku hayeen maraakiibta reer galbeedka kuwaas oo adeegsanaya Marin biyoodka badda cas, Waxaana dagaalka reer galbeedka sii hoogeystay markii dagaal ahliya uu ka dhacay gobalka bariga dhaxe Kaas oo u dhaxeeya muqaawamada Hamaas iyo Gumeystaha Isreal, Huutiyiinta Yeman Ayaa sii labo jibaaray dagaalka ay ka wadaan Marin biyoodka bariga dhaxe ayagoo grab Ku siinaya Hamaas iyo dhamaan bulshada reer Plastine ee la  barokiciyey.

Huutiyiinta Yeman Soo saarista Gantaalkaan casriga ah wax uu ka dhigan yahay iney kor u qaadeen wax Soo saarka hubta lagana filan Karo iney Soo saaran gantaalo kale iyo hub kale oo casriya oo dabka kusii shididoona dagaala ka socda bariga dhaxe.

Reer galbeedka ayaa eedayno waaweyn U jeediyey Huutiyiinta Yeman farsadamada Gantaalkaan casriga, waxayna reer galbeedku sheegeen inay awood ka geysteen Soo saarida Gantaalkaan Iran iyo Russia.

Post a Comment

0 Comments