Madexweynihii hore we Mareykanka Donald Trump ayaa ilaa hada natiijada hordhaca ah kaga horeeya haweenayda kasoo jeeda India ee Kamala Harris, Trump gobolo badan oo loo tirinayey inay qaatay Democratic ga ayaa dhiniciisa marry waxayna taas guuldaro siyaasadeed u tahay Kamala oo sameysay ogolo aan caadi aheyn.
Electrol College: Waa xubnaha Leh go'aanka ugu danbeeyey cida noqoneysa madexweynaha Mareykanka, cidii ay rabaa ayey siin karaa xubnahaan oo ukala codeyn doona Trump iyo Kamala oo isku garbinaya tagista White house Ka.
Madexweyne Trump ma ahan markii Ugu horeysay oo uu garbiyo haweenay ka socota Democratic ga oo 2016 ayuu daaqada Kala baxay Kaliton oo tartan adag la gashay Trump, lkn xiligaas wuu Trump Ku raayey oo Ku cod batay Electrol College oo inta Ugu badan ay asaga madexa saarteen.
Hadii uu guuleysto Donald Trump waxaa is badalaya caalamka oo la aaminsan yahay siyaasad, dhaqaalle, awood military uu sameyn weyn Ku leeyahay, Trump waxaa uu carabaabay in uu badalayo wax walba uu Mareykanka si aan sax aheyn uu udhiibi jiray dhaqaalo iyo awood military ba, Trump wuxuu hadalkiisa intaa Ku darsaday in Cid walba oo uu daafaco Mareykanku la maalidoona asagoo ula jeeda Wadamada madexweynta Carbeed iyo Taywaan.
0 Comments