Isreal wey burbureysaa
Waxaa qorey aqoon yahay israa'iil ah Kaas oo caalamka iyo Shacab Israa'iiliyiinta aad ay uga naxeen hadalka uu qoray aqoon yahan wax ka dhiga jaamacadaha wadanka Mareykanka kuwooda Ugu waaweyn, hadalkaan wuxuu hadal Heyn badan ka dhaliyey Barta X.
Aqoon yahankaan waxa uu Soo qaatay dhowr sababood oo waaweyn taas uu Ku sheegay iney horseedayso burburka Isreal, Waxaa kale oo uu sheegay aqoon yahankaan in Shacabka Isreal ay is cunidoonan asagoo tusaale usoo qaatay dagaalada ka socda Suudan ka socda.
Sababaha burburinaya Isreal
1: dagaalka ka socda bariga dhaxe ayuu sababta uga weyn uga dhigay aqoon yahankaan reer Isreal waxaana uu sheegay dagaalka Kaa socda bariga in ii saameyn weyn ugeystay dhinac walba Dhaqaalle, Sirdoon, military iyo wax walba oo dowladi tahay, Waxaa kale oo lugu sababeeyey burburka Isreal Plastine ineysan waligeed ka tanaasuleyn dhulka laga haysto oo xooga ay Ku haysto Isreal.
2: Ra'iisal Wasaraha Isreal Benjamin Netanyahu tan ayaa noqotay mid aad Loola yaabo in N-yahu qeyb ka yahay burburka Isreal Waxaa uu aqoon yahankaan Ku sababeeyey isku dhajinta xilka ee dhuunta joogta ee haysa N-yahu, Waxaa kale oo uu sheegay tanaasul la'aanta N-yahu iney horseedayso burburka.
3:Aqoon yahankaan Ayaa aaminsan in Maalin uun Wadamada Arabta Marka uu karkarku ka bato ay u midoobi Doonan Isreal oo Meel walba ay ka xiri Doonan, oo ay kusoo qaadi doonan guluf colaadeed oo weyn taasna ay sababayso burburka Isreal.
Maxaa kaga baxay hadalkaan aqoon yahankaan reer Isreal.
0 Comments