LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Mibniyeerka Elon Musk ayaa olalaha Ugu weyn U ahaa Donald Trump, Kaas oo Ku bixiyey 134 M $ lkn 24 hour Ku faaiday 20 B.

 


Caalamka oo dhan ayaa la yaabay wixii Elon Musk uu sameeyey ololahii Donald Trump Kaas oo ahaa Kan Ugu weyn ugana saameynta badan dadkii U olaleynayey Madexweyha guuleystay ee Donald Trump, Elon Musk bilniyeerka ugu hodonsan caalamka ayaa si aan hagrasho la'aan ah Ugu ololeeyey Donald Trump oo U tartamayey Madexweynaha Mareykanka inta uusan shalay daaqada Kala bixin Kamala Harris Musk ayaana ka hagran Trump lacagtiisa asagoo 134 million uga qeyb qaatay ololaha Madexweynaha Mareykanka Donald Trump oo Ku Soo baxay 4 Sano ee Soo socota in uu fashion doono White house.

Elon Musk in uu bixiyo lacagta cadadkaa Leh waxay noqotay mid dadka oo dhan ay la yaabeen, lkn Waxaa la yaab noqotay in hadana uu faa'iday Lacag 80 jibaar ka badan 24 hours kaliya 20 B oo dollars 💰 ayuu Elon Musk jeebka Ku shubtay taas ayaana caalamka aad ugala yaabeen in 1day kaliya Lacag intaa la'eg la faa'idi Karo, Waxaa kale uu faa'iday Elon Musk in aaladihiisa kor ii ay ukacaan %5.

Donald Trump Madexweynaha Mareykanka ayaa aad iyo aad ugu mahadceliyey Elon Musk wuxuuna Ku sheegey geesi iyo halyey asagoo carabaabay in uu noqon doono dadka looga danbeeyo Talada Mareykanka, Donald Trump oo hadalkiisa sii wata shalay guushiisii ka bacdi asagoo Meel fagaaro ah Kula hadlayaa taageerayaashiisa ayuu carabaabay in Musk uu yahay libaax in la doortana ii qeyb weyn ka yahay.

Waxey Shacabka Mareykanka is weydiinayaan maxay Elon Musk ugeyn doontaa ololaha guuleystay Donald Trump, Waxaa la aaminsan yahay iney wax badan ugeyn doonto Musk Sida uu u taageeray 💸 💵 Bilniyeerka reer Mareykan Elon Musk afarta Sano uu Haya Trump uu Ku raaxeysan noodo.

Elon Musk Waxaa sanadihii lasoo dhaafay uu Ku milmay siyaasada Mareykanka asagoo U janjeera xisbiga Jamhuuriga oo Hada qabsaday Talada Mareykanka.


Post a Comment

0 Comments