Riyada Elon Musk ee ah u qaadida bini'aadamka ee Mars waxay noqon doontaa mudnaan weyn oo heer qaran ah oo hoos yimaada maamulka madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Donald Trump, ilo wareedyo ayaa sheegay, taas oo muujinaysa isbeddel weyn oo ku yimid barnaamijka NASA ee dayaxa iyo kor u qaadida SpaceX.
Elon Musk maalqabeenkaan reer America ayaa la imaanaya wax walba in adduunka ay macquul ka tahay, qof bini'aadam ah loo qaado meeraha Mars ayuu Soo wadaa Elon Musk oo ololo weyn U ahaa madexweynaha dooran ee Donald Trump, Trump waxaa uu sheegay in n Elon Musk uu mustaqbal U yahay xisbiga Jamhuuriga ah ee wadanka Mareykanka.
Elon Musk haday arinkaan uu wado u sheqeyso waxa uu noqon doona mid caalamka intiisa kale ka tilmaaman Madama, figradihiisa adduunka gilgilay ogowna Waa Ninka caalamka Ugu qabisan heysta hanti kor u dhaafaysa 220T, Leh aladaha adduunka Ugu saameynta badan.
Elon Musk meeraha Mars in uu tago oo bini'aadam geeyo wax cusub bey noqon doontaa.
0 Comments