1: Doorashada Mareykanka fursadaha labada xisbi Waa Jamhuuriga iyo Dumuquraadiga.
Waxaa Meel xasaasiya maraya Doorashada wadanka Mareykanka taas oo ah wadanka caalamka Ugu saameynta badan haday noqoto dhaqaalo iyo military, Kamala Harris waa gabdhaha Kula loolamaysa Trump kursiga Ugu sareeya ee Mareykanka, 12 saac ee ugu danbeeyey Kamala kor ayey usoo kacda, filashada wax walba Waa macquul iney guusha aado dhinaca iyo Trump Waa waxa hada ugu macquulsan oo ay warinayaan saadaaliyasha Doorashada Mareykanka.
Trump waxay dadka ka og dhow sheegeen in hadii laga guuleysto uusan aqbali doonin natiijada doorasha, Trump ayaa natiijada doorashada 2020 looga guuleeystay ilaa iyo Hada aan qirsaneyn, wuxuuna sheegay in lugu shustay doorashadaas.
Doorashada ilaa iyo Hada Waxaa Ku sareeya Trump lkn natiijada doorashada ma go'aamin doono cod bixiyayaasha oo kaliya markii ay Doorashada live ka ah ay Soo dhamaato Waxaa dib loogu laaban doona wax ay ugu yeeraan guurtida Mareykanka ama marjaca Mareykanka, guurtitaas ayaa doorasho ama Afti U qaadaysa labada murashax kii ay inta badan doortaan ayaana noqonaya Madexweynaha cusub ee Mareykanka.
Halkaan Kala Soco warbixinada Ugu danbeeyey ee caalamka.
0 Comments