LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Shirka dalalka Islaamka ee looga hadlayey dagaalka Gaza ee ka dhacay Riyaad

 


Shirka dalalka Carabta iyo dhamaan islaamka oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday caasimada wadanka Saudi Arabia Riyaad Waxaa kasoo qeyb galay maddexda Ugu badan ee Wadamada islaamka, shirkaan Waxaa looga arinsanayey dagaalka ka socda bariga dhaxe iyo xasuuqa ay Isreal kawado magalada Gaza, dalalka labnaan.

Shirkaan Waxaa qabanqaabiyey dhaxal sugaha dalka Saudi Arabia Mohamed binu Salmaan Kaas oo ah midka gacanta Ku Haya dhamaan dalka Saudiga, Shirkaan Waxaa uu imaanaya xili ay Isreal dishay in ka badan 43k oo oo Shacabka reer Plastine ah, la go'doomiyey wax walbana loo diiday reer Plastine.

Waxaan Soo wadnaa warbixn faahfaahsan oo ah shirkaan wixii ka Soo baxay

Post a Comment

0 Comments