LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Wararka caalamka: XM oo iskaga guureysa QATAR.

 


Wergeysyada ugu waaweyn caalamka ayaa qoraya in Mareykan iyo Qatar ay ka heshiiyeen in gabi'ahaanba albaabka leys kugu laabo xafiiska siyaasada ee Hamaas Kaas ilaa 1996dii ka furnaa magalada Doha, Qatar dhibco siyaasadeed oo badan ayey ka heshay Ku sugnaanta Hamaas ee magalada caasimada ah ee Doha.

Qatar Waa ukala dabqaadida Hamaas iyo Isreal tan markii uu bilowday dagaalka marinka Gaza dagaalkaas oo gilgilay caalamka iyo gobalka bariga dhaxaba, sabtidii 9/11/2024 ayey Ku dhawaaqday Qatar iney gabi'ahaanba ha kisay ukala dabqaadidii Hamaas iyo Isreal ayadoo Ku sababeysay in labada dhinacba aysan muujineyn biseyl oo aysan jirin Cid ka tanaasuleysa waxyaabaha leysku hayo, Qatar iney ka dhex baxdo Hamaas iyo Isreal dhamaan Wadamada caalamka aad ayey uga xumaadeen Madama loo arko Qatar xalka iyo heshiiska isku keenida madexda Hmaas iyo Isreal oo gobalka bariga dhaxe Nabad loogu Soo dabaaalo .

Hamaas waxay wali Ku dhagan tahay in la fuliyo dhamaan qodabadii  ay sheegtay shirkii Qaahira sanadkaan dhexdiisa oo aysan qaadaneyn wax walba ay kaliya rabto Isreal.

Isreal waxay doonaysaa in gacanta loo galiyo dhamaan amniga marinka Gaza oo wax walba oo la galinayo ama kasoo 

Post a Comment

0 Comments